Ronaldo oo ka Shaaciyay qorshayaasha uu u yimid Man United iyo Sanadaha uu joogayo Kooxda

Saxiixa cusub United ee Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday in uu qorsheynayo in Man United u sii ciyaaro  sedexda ama ilaa afarta sano ee soo socota Laacibkaan 36 sano jirka ah ayaa mar kale dib ugu soo laabtay United  waxa uuna hoosta ka xariiqay in macalin Ole Gunner uu ku cadaadinayo in uu u safo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII