Ronaldo oo noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee dhaliya 10 hat-trick oo caalami ah

Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee dhaliya 10 hat-trick caalami ah markii Portugal ay garaacday Luxembourg xalay. Ronaldo ayaa dhaliyay labo rigoore ka hor inta uusan dhalin gool madax ah si uu xulkiisa uga caawiyo inay ku badiyaan 5-0 guushoodii ugu dambeysay ee isreebreebka Koobka Adduunka ee 2022, Bruno Fernandes iyo Joao Palhinha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII