Rooney Oo Tilmaamay 3 Dhibaato Oo Wajahaya Xulka Qaranka England Ka Hor Tartanka Euro 2020.

Halyeeyga Xulka qaranka England ee Wayne Rooney ayaa sheegay 3 wel-wel oo uu ka qabo xulka qaranka England ka hor bilaabashada tartanka Euro 2020. Weyne Rooney ayaa ka maqnaan doona tartanka Euro 2020 markii ugu horaysay muddo 21 sano ah maadama uuna xagaagan ka qayb gali doonin tartanka kadib markii uu ka fadhiistay xulka qarankiisa. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII