Roy Keane Oo Magacaabay 2 Xiddig Oo Man United Ka Hor Istaagi Kara Ku Guulaysiga Premier League.

Roy Keane ayaa aaminsan in Manchester United ay u baahan tahay ugu yaraan seddex saxiix oo cusub si ay u soo qabato Manchester City wuxuuna sheegay in kooxda Ole Gunnar Solskjaer aysan ku guuleysan doonin horyaalka inta ay khadka dhexe uga ciyaarayaan xiddigaha Fred iyo Scott McTominay. United ayaa qarka u saaran inay ku dhameysato […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII