Ruben Dias Oo Dhigay 4 Rikoodh Kadib Markii Uu Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican premier League.

Daafaca Kooxda Manchester City ee Ruben Dias ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican premier League ee Abaalmarinta ay bixiyaan saxafiyiinta ee FWA. Ruben Dias ayaa ku guulaystay abaalmarinta kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu soo qaatay xilli ciyaareedkan waliba ku muujiyay tayadiisa. Dias ayaa helay codka ugu badan ee gudida FWA isaga oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII