Ruben Dias oo qarka u saaran inuu heshiis cusub u saxiixo Manchester City

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo kula jirto Ruben Dias oo ku saabsan heshiis cusub. Xiddiga reer Portugal ayaa u saxiixay Citizens heshiis lix sano ah markii uu ka yimid Benfica xagaagii lasoo dhaafay, wuxuuna 50 kulan u saftay kooxda Pep Guardiola intii lagu guda jiray ololihii cajiibka ahaa ee 2020-21. Daafaca ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII