Sababaha Uu Horyaalka La Liga Uga Sii Baxayo Faraha Kooxda Barcelona.

Kadib bar-barihii ay Barcelona la gashay Atletico Madrid, horyaalka ayaa ka sii baxaya faraha kooxda Barcelona iyaga oo waayi kara ku guulaysiga horyaalka dhamaadka xilli ciyaareedkan. Kooxda Barcelona ayaa helay wax ka badan hal fursad oo ay ugu qaban lahaayeen hogaanka horaalka La Liga laakiin way iska khasaariyeen fursadahaas. Wargayska MARCA ayaa soo bandhigay sababha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII