Sababta Uu Georginio Wijnaldum U Doortay Ku Biirista PSG Isagana Diiday Barcelona Oo La Ogaaday.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Liverpool Georginio Wijnaldum ayaa ku dhaw in uu si xor ah ugu biiro kooxda PSG kuwaas oo saxiixa xiddiga ku garaacaya kooxda Barcelona oo doonaysay saxiixa. Georginio Wijnaldum ayaa si xor ah uga tagi doona kooxda Liverpool waxana si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Barcelona laakiin xiddiga 30 jirka ah ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII