Sadaasha Kulamada Premier League-ga ee Sky Sports ka bixisay, Chelsea, Manchester United oo Natiijooyin kala duwan helay

Khabiirka kanaalka Sky Sports ee Jones Knows ayaa sameeyay saadaashiisa toddobaadlaha ah ee horyaalka Premier League isaga oo dhiibtay aragtidiisa kulamo uu ugu adag yahay midka London Derby ee dhex maraya kooxaha Tottenham iyo Chelsea. Aan ku bilawnee ciyaarta dhex maraysa kooxaha Burnley iyo Arsenal ayuu Knows guushii labaad ee xilli ciyaareedkan u rajeeyay Gunners […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII