Saddex Weeraryahan Oo Ay Chelsea U Dhaqaaqi Doonto Kadib Markii Uu Romelu Lukaku Iska Diiday In Uu Ku Soo Laabto Stamford Bridge.

Tababaraha Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa ka niyad jabsan hadalkii ka soo baxay xiddiga Romelu Lukaku kaas oo iska diiday in uu ku laabto kooxda Stamford Bridge ku ciyaarta suuqa xagaaga. Xiddiga weerarka uga ciyaara Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa ka mid ah xiddigaha bartilmaameedka u ah Chelsea oo suuqa ugu jirta weeraryahan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII