Sadio Mane Oo Fariin U Diray Caga Juglayn Ah U Diray Kooxaha Premier League Ka Hor Bilaabashada Xilli Ciyaareedka Cusub.

Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa u digay kooxaha premier League ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub. Xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League ayaa bilaaban doona 13 bisha August ee soo socoda iyada oo Liverpool ku bilaaban doonto kulan ay la ciyaari doonto Norwich City. Sadio Mane oo arintaas ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII