Sadio Mane oo jabiyay rikoorka Premier League isagoo dhaliyay goolkii taariikhiga ahaa ee Liverpool

Weeraryahanka kooxda Liverpool Sadio Mane ayaa jabiyay rikoor gooldhalinta Premier League markii uu furtay kulankii Crystal Palace ee Sabtidii Premier League. Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee reer Senegal ayaa ayaa sameeyay rikoor cusub. In kasta oo uu si tartiib tartiib ah ciyaarta ku bilaawday, Mane ayaa goo helay daqiiqaddii 43 -aad , iyadoo ciyaaryahankii hore ee Southampton uu ka faa’ideestay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII