Saka Mise Sancho? Gary Neville Oo Magacaabay Xiddiga Uu Ku Bilaabi Lahaa Weerarka England Kulanka Denmark.

Gary Neville ayaa sheegay inuu Bukayo Saka ka dooran lahaa Jadon Sancho kulanka England ee semi-finalka Euro 2020 ee ay la ciyaarayaan Denmark laakiin wuxuu aaminsan yahay in mid kasta oo ka mid ah xulashooyinka weerarka ee Gareth Southgate Ay shaqo fiican qaban doonaan. Xulka England ayaa gaadhi doona final-koodii ugu horeeyay tartan weyn tan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII