Sancho oo ku soo laabtay Man Utd ka dib markii laga saaray isreebreebka England

Jadon Sancho ayaa ku soo laabtay Manchester United ka dib markii laga saaray kulamadii isreebreebka Koobka Adduunka ee England ay la ciyaareen Andorra iyo Poland. 21 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa seegay kulankii ay 4-0 kaga badiyeen Hungary ka dib markii uu soo gaaray waxa uu tababaraha Three Lions Gareth Southgate ku tilmaamay “jug yar”. Bayaan ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII