Saul Niguez Oo Ka Farxiyay Man United, Maxaa Soo Kordhay?

Xiddiga khadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez ayaa lagu soo waramayaa inuu Man United u doortay kooxda uu doonayo in uu ku biiro suuqa xagaaga. Xiddiga 26 jirka ah ayaa labadii suuq ee ugu dambeeyay laal xidhiidhinayay Man United laakiin ugu dambayn waxa uu sii joogay Atletico Madrid iaaga oo kooxda kula guulaystay koobka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII