SAWIRO + MUCJISO Switzeland oo reebtay Fransiiska & Rigoorooyin yaab lahaa & Fashilkii qabsaday Mbappe

Ciyaar xiiso badan oo dhexmartay xulalka France & Switzerland ayaa lagu daawaday bandhig cajiib ah , natiijo qeybtii hore lamafilaan noqotay. Bilowgii France waxa ay isku dayday iney cadaadisho iyadoo ay badashay qaab shaxdeed kulankan waxaana ay doorteen iney ku ciyaaraan 3 difaac halkii hore 4 ayku ciyaari jireen waxaa jiray fursado yar oo bilowgii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII