Saxiixa Cusub Ee Arsenal Albert Sambi Lokonga Oo Doortay Lambarka Uu Doonayo In Uu U Xidho Kooxda & Sababta Ka Dambaysa Dookhiisa.

Albert Sambi Lokonga ayaa qarka u saaran inuu qaato lambar maaliyadeed aan caadi aheyn markii uu Arsenal kaga soo biiro kooxda Anderlecht maalmaha soo socda iyada oo uu xiddiga khadka dhexe ku dhawyahay Emirates. Xiddiga 21 jirka ah ayaa 69 kulan u saftay kooxd tan ilaa markii uu saftay kulankiisii ugu horeeyay sanadkii 2018 waxana […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII