Saxiixa Ugu Horeeya Ee Kooxda Barcelona Ee Xagaaga Oo La Ogaaday.

Inkasta oo uu hal kulan hadhsanyahay horyaalka la Liga hadana xilli ciyaareedkii Barcelona ayaa soo dhamaaday maadama ayna fursad u haysan in ay u dagaalanto horyaalka La Liga, waxana ay xaqiiqsadeen in ay ku dhamaysan doonaan kalainta 3-aad. Kooxda Barcelona ayaa haatanba bilowday ka fikirka xilli ciyaareedka dambe waxana ay qorshaynayaan suuqooda xagaaga si ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII