Scott McTominay Oo Sharaxay Sababta Uu Ugu Dhaganyahay Lambarka No.39.

Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Scott McTominay ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta uu ugu dhaganyahay Lambarka No.39 ee Man United. McTominay ayaa ka dhaxlay lambarka xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Marcus Rashford iyada oo uu xiddiga reer Scotland noqday xiddiga kaliya ee Lambarka No.39 haysta ama xidha wax ka badan hal xilli ciyaareed. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII