Sergino Dest Oo Iska Diiday 3 Kooxood Oo Waaweyn & Sababta Oo La Ogaaday.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Sergino Dest ayaa lagu soo waramayaa inuu diiday dalabyo uga yimid seddex ka mid ah kooxaha ugu waa weyn Yurub isagoo doonaya inuu u dagaallamo booskiisa Barcelona. Xiddiga daafaca ka ciyaara ayaa kooxda Barcelona u saftay 41 kulan tartamada oo dhan xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee kooxda Bacelona. Barcelona ayaa dhankeeda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII