Sergio Aguero Oo Dib U Dhigaya Ku Biirista Barcelona & Messi Oo Sabab U Ah.

Sergio Aguero ayaa lagu soo waramayaa inuu sugayo xaqiijinta mustaqbalka Lionel Messi ka hor inta uusan dhameystirin ku biiristiisa Barcelona. Xiddiga reer Argentine ayaa lagu wadaa inuu safto kulankiisii ​​ugu dambeeyay ee Man City final-ka champions League waxana la filayaa in uu ku biiro Barcelona xagaaga. In uu ka garab ciyaaro xiddiga ay isku xulka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII