Sergio Aguero Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Ku Aadan Ku Biirista Barcelona.

Kadib markii uu ku biiray kooxda Barcelona, Sergio Aguero ayaa sheegay in uu ku soo biiray kooxda ugu fiican adduunka. Aguero ayaa qalinka ku duugay hesiis 2 sano ah oo uu kula joogi doono kooxda Barcelona isaga oo yimid maalmo yar kadib markii ay kooxdiisii hore ku fashilantay ku guulaysiga champions League. “Barcelona waa kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII