Sergio Aguero Oo Ka Hadlay Wararkii La Xidhiidhinayay Chelsea Kadib Markii Uu Ku Biiray Barcelona.

Xiddiga Cusub ee kooxda Barcelona Sergio Aguero ayaa beeniyay wararkii la xidhiidhinayay kooxda chelsea isaga oo sheegay in uu kaliya indhaha ku haya ku biirista kooxda Barcelona kadib markii uu kooxda si Rasmi ah ugu biiray. Xiddiga 32 jirka ah ayaa shalay si Rasmi ah loogu soo bandhigay saxaafada isaga oo noqday saxiixii ugu horeeyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII