Sergio Aguero oo ka qeyb galay Casho Sagootin ah oo uu sameeyay Lionel Messi Xalay

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Lionel Messi ayaa gurigiisa ku casuumay dhowr saaxiibo oo aad isugu dhow fiidnimadii Sabtida si casho sagootin ah u sameestaan. Marca ayaa werineysa in Messi uu qado sharaf sagootin ah ugu sameeyay saaxiibbadiisa iyo qoyskiisa gurigiisa ku yaal magaalada Barcelona ka dib markii lagu dhawaaqay Khamiistii inuusan sii joogi doonin Camp Nou. Muuqaal ay baahisay idaacadda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII