Sergio Aguero oo soo bandhigay go’ankiisa Madama Lionel Messi uu ka tagayo kooxda Barcelona

Sergio Aguero ayaa lagu soo waramayaa inuu durba raadinayo inuu ka tago Barcelona , iyadoo weeraryahankii hore ee Manchester City uu ka naxay ka bixitaanka Lionel Messi ee Camp Nou. Kooxda reer Catalan ayaa khamiistii ku dhawaaqday inaysan awoodi doonin inay cusbooneysiiyaan heshiiska Messi sababo la xiriira dhibaatooyin dhaqaale, waxaana weeraryahanka hadda la sheegayaa inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII