Sergio Ramos Oo Badalay Go’aankiisa Ku Aadan Heshiiska Cusub Ee Real Madrid

Wargayska MARCA ayaa kashifay arimo cusub oo ku saabsan heshiis kordhinta kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos kaas oo uu dhacayo heshiiskiisa Los Blancos. Heshiiska Ramos ee Real Madrid ayaa dhici doona 30 bishan haatan lagu jiro ilaa haatana heshiis cusub uma saxiixin kooxda Real Madrid isaga oo si weyn loola xidhiidhinayo ka tagista kooxda. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII