Sergio Ramos Oo Fariin U Diray Raphael Varane Kadib Markii Uu Ku Biiray Man United.

Sergio Ramos ayaa fariin taageero ah u diray Raphael Varane kadib markii uu ku biiray kooxda Manchester United. Varane ayaa qarka u saaran in uu dhamaystiro ku biiristiisa Old Traffrod kadib markii ay Man United iyo Real Madrid ka heshiiyeen saxiixa xiddiga tbilowgii todobaadkan. Ramos ayaa dhankiisa ka tagay Real Madrid bilowgii xagaagan kadib markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII