Sergio Ramos Oo Haatanba Magacaabay Laba Koox Oo Uuna Ku Biiri Doonin Kadib Markii Uu Xaqiijiyay In Uu Ka Tagayo Real Madrid.

Daafica Kooxda Real Madrid ahna kabtanka kooxda ee Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday mowqifkiisa ku aadan suurtogalnimada inuu ku biiro Barcelona ama Sevilla ka dib markii uu ka tagay qalcaddii “Santiago Bernabeu”. Daafaca dhexe ee Sergio Ramos ayaa si rasmi ah uga tagay Real Madrid ka dib 16 sano oo uu Los Blancos ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII