Sergio Ramos Oo Iska Diiday Dalab Weyn Oo Uu Ka Helay Man United.

Daafaca dhexe ee khibrada leh Sergio Ramos ayaa lagu soo waramayaa inuu diiday dalab qaali ah oo uga yimid Manchester United isagoo doorbiday inuu heshiis la gaaro Paris Saint-Germain. 35 jirkaan ayaa lagu heli karaa qaab xor ah xagaagan, isagoo ka tagay Real Madrid ka dib markii uu dhacay qandaraaskiisa, PSG ayaa la sheegay inay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII