Sergio Ramos Oo Koox Lama Filaan Ah Wadahadalo Kula Jira Kadib Markii Uu Ka Tagay Real Madrid.

Sergio Ramos ayaa durba wadahadalo la galay kooxdiisa cusub ee uu ku biiri doono sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka Spain. Ramos ayaa shalay macasalaameeyay kooxda Real Madrid kadib 16 sano oo uu u ciyaarayay kooxda kadib markii uu heshiis cusub la gaadhi waayay kooxda Real Madrid. Heshiiska Ramos ayaa dhici doona todobaadka dambe […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII