Sergio Ramos Oo Ku Dhaw In Uu Heshiis Cusub U Saxiixo Real Madrid, Imisa Ayuu Qalinka Ku Duugayaa.

Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu saxiixo heshiis cusub oo hal sano ah oo uu kusii joogayo garoonka Bernabeu. Heshiiska daafaca dhexe ee Real Madrid ayaa dhici doona dhamaadka bishan taas oo la macno ah in uu qaab xor ah uga tagi doono kooxda todobaadyada soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII