Sergio Ramos Oo Qaaday Talaabo Ka Caawinaysa In Uu Sii Joogo Real Madrid.

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lagu soo waramayaa in uu ogolaaday in uu hoos u dhigo mushaharkiisa si uu kooxda ugu saxiixo heshiis cusub oo uu ku sii joogi doono. Xiddiga reer Spain ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa in uu isaga tagayo kooxda Real Madrid marka uu dhoco heshiiskiisa kooxda Real Madrid […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII