Sergio Ramos Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Kooxdiisa Cusub

Daafaca dhexe ee Sergio Ramos ayaa qarka u saaran in uu ku biiro kooxda PSG sida ay sheegayaan wararku xilli uu xiddigu bilaa koox yahay. Saxafiga Fabrizo Romano ayaa sheegay in uu xiddiga khabiirka ah qarka u saaranyahay in uu ku biiro kooxda PSG maalmaha soo socda kadib markii uu ka tagay kooxda Real Madrid. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII