Sergio Ramos Oo Wadnaha Gooyay Real Madrid & Mbappe Oo Sabab U Ah.

Sergio Ramos ayaa tababarka la bilaabay saaxiibadiisa cusub ee Paris Saint-Germain Isniintii, wuxuuna rajeynayaa in Kylian Mbappe uu sii joogo kooxda muddo iskana diido in uu u dhaqaaqo Real Madrid. Weeraryahanka reer France ayaa bartilmaameed u ah Ramos kooxdiisii ​​hore ee Real Madrid, laakiin inkasta oo uu kula talin lahaa inuu maalin uun ku biiro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII