Serio Ramos Oo Dabka Ku Shiday Wararka La Xidhiidhinaya PSG, Talaabo Ayuu Qaaday.

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa dabka ku shiday wararka la xidhiidhinaya kooxda PSG iyo ka tagista kooxda Real Madrid. Heshiiska Ramos ee Real Madrid ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan ilaa haatana heshiis cusub uma saxiixin kooxda Los Blancos. Saacadihii ugu dambeeyay Ramos ayaa qaaday talaabo dabka ku shiday wararka la xidhiidhinaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII