Sevilla oo xaqiijisay dalabka kooxda Chelsea ee Jules Kounde iyo go’anka ay siiyeen

Sevilla ayaa xaqiijisay in dalabkii Jules Kounde ay ka diideen Chelsea kuwaasi oo xiiseenayay xili isla maanta la sheegayo in Chelsea dalab kale ay dirtay. Xiddiga heerka caalami ee dalka France ayaa la fahansan yahay inuu yahay bartilmaameedka koowaad ee Thomas Tuchel waxaana la rumeysan yahay inay Blues sare u qaaday xiisaheeda maalmihii la soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII