Shan Waxyaabood oo laga diiwaangeliyey Ku Laabashada Ronaldo ee Tababarka Manchester United

Cristiano Ronaldo ayaa maanta tababarkiisii u horreeyey maanta la qaatay ciyaartoyda Manchester United isagoo tegay xarunta Carrington, halkaas oo uu kusoo dhoweeyey Ole Gunnar Solskjaer oo xafiiskiisa ku qaabbilay ka hor intii aanu tababarku bilaabmin. Ronaldo oo 36 jir ah, waxa uu tababarka United la qaatay markii u horreysay tan iyo markii uu ka tegay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII