Shax Cajiib Ah Oo Laga Sameeyay Xiddigaha Laga Reebay Liiska Xulka Qaranka England Ee Tartanka Euro 2020.

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa soo saaray liiska hor dhaca ah ee xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2020 isaga oo magacyo waaweyn oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay ka tagay. Patrick Bamford, James Maddison, Aaron Wan-Bissaka & Danny Ings ayaa ka mid ah xiddigaha uu tababaruhu ka reebay Liiska […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII