Shaxda Ay Man United Ku Ciyaari Karto Kulanka Ugu Horeeya Xilli Ciyaareedka Cusub.

Man United ayaa haatanba suuqa xagaaga si xoogan u gashay iyada oo samaysay 2 saxiix sidoo kale la filayo in ay sii wado kharash garaynta lacagta ay ku xoojinayso kooxdeeda. Mam United ayaa haataba dhamaystirtay saxiixyada Tom Heaton iyo Jadon Sancho kuwaas oo la filayo in ay saxiixyo kale kula soo biiraan kooxda ka hor […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII