Shaxda Ay Real Madrid Ku Ciyaari Karto Hadii Uu Carlo Ancelotti Tababare U Noqdo Kooxda Xilli Ciyaareedka Dambe

Kooxda Real Madrid ayaa qarka u saaran in ay Tababare Carlo Ancelotti u magacawdo tababarohooda cusub xilli ciyaareedka dambe iyaga oo ku badali doona Tababare Zidane oo isaga tagay kooxda todobaadkii hore. Carlo Ancelotti ayaa Real Madrid kula guulaystay champions league sanadkii 2014 waxana loo xil saari doonaa in uu dhiso koox u tartanta koobab […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII