Shaxda Cabsida Leh Ee Ay Barcelona Ku Ciyaari Doonto Hadii Uu Cristiano Ronaldo Ku Biiro Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa lala xidhiidhinayaa in ay si lama filaan ah ugu dhaqaaqayso saxiixa xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo. Wararka ayaa sheegaya in uu madaxweynaha Kooxda Barcelona ee Joan Laporta ka shaqaynayso sidii uu Ronaldo uga garab ciyaarsiin lahaa Lionel Messi. Ronaldo ayaa lala xidhiidhinayaa in uu isaga tagayo kooxda Juventus iyada oo hal […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII