Shaxda Dabka Ah Ee Ay Man United Ku Ciyaari Karto Hadii Ay Red Devils Rumayso Rabitaanka Gary Neville Suuqa Xagaaga.

Kabtankii hore ee kooxda Manchester United Gary Neville ayaa kaqeyb qaatay barnaamij su’aalo iyo jawaabo ah oo Twitterka todobaadkan waxaana la weydiiyay su’aalo dhowr ah oo ku saabsan kooxda uu jecelyahay. Markii la waydiiyay: “Halkee ayay Man United ku dhamaysan kartaa xilli ciyaareedka dambe saxiixyada saxda ah?”, Neville wax waqti ah iskagama lumin inuu ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII