Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Italy Vs Spain Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulankooda Caawa

Xulalka Italy iyo Spain ayaa caawa isku haleeli doona garoonka Wembley kulan ka tirsan Semi-final-ka euro 2020 iyada oo labada xulba isha ku hayaan iska xaadirinta final-ka tartanka sanadkan. Labada xul ayaa kulan soo galaya iyaga oo aqoon buuxda isku leh marka loo eego in ay yihiin labada xul ee ugu badan ee isku arkay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII