Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Xulalka France & Portugal Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulankodoa Caawa.

Kulanka Dhimashada ee Group D ayaa lagu kala bixi doonaa caawa iyada oo la soo afjari doono wareega Group-yada ee tartanka Euro 2020. Xulalka France iyo Portugal ayaa isaga hor iman doona kulan ku celis u ah Final-kii 2016 ee uu xulka Portugal ku guulaystay koobka kadib markii ay 1/0 ku garaaceen xulka France. Laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII