Shaxda Laga Yaabo In Uu Xulka Somaliya Maanta Kaga Hor Tago Xulka Oman

Xulka Somaliya ayaa maanta la ciyaari doona xulka Oman kulan ka tirsan is reeb-reebka koobka FIFA Arab Cup kaas oo ka dhici doona dalka Qatar. Xulka Somaliya ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib markii ay guuldaro xanuun badan kala kulmeen xulka Djibouti Todobaadkii hore. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII