Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs Atletico Madrid: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Kulanka Si Weyn Loo Sugayo.

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Atletico Madrid kulanka adag ee ka dhici doona garoonka Camp Nou kulan si weyn loo sugayo. Koeman ayaa shaxdiisa ku bilaabay 3 daafac ah isaga oo weerarka ka wada ciyaarsiiyay xiddigaha Messi & Griezmann Halka uu kaydka dhigay xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII