Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester City Vs Chelsea: Xiddigaha Ku Bilowday Final-ka FA Cup-ka.

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono Leicester City Final-ka tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan. Tababare Tuchel ayaa goolka ku bilaabay Kepa halka ay weerarka u hogaaminayaan xiddigaha Werner iyo Ziyech kuwaas oo qaab ciyaareed fiican ku jira. Dhanka kale Tuchel ayaa si lama filaan ah kaydka u dhigay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII