Shaxda Rasmiga Ah Ee Xulka Somaliya Kaga Hor Tagayo Xulka Oman Tartanka FIFA Arab Cup

Tababaraha xulka qaranka Somaliya ee Salaad Faarax ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono xulka Oman kulan ka tirsan is reeb-reebka FIFA Arab Cup kaas oo soo gali doona 8:00 fiidnimo. Xulka Somaliya ayaa ku soo galay 5 difaac 3 xiddig oo khadka dhexe ah iyo 2 weeraryahan iyada oo uu tababaruhu shaxdan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII