Shaxda Rasmiga: Manchester United Vs Liverpool, Paul Pogba iyo Mane oo keydka lagu soo bilaabay iyo Ronaldo oo lagu soo bilaabay

Xidiga Paul Pogba ayaa lagu soo bilaabay dhanka keydka kulankiisa labaad isagoo horay keydka ula kulmay kulankii Champions leagu. Ronaldo oo ay wehliyaan Rashford iyo Greenwood ayaa qeybta hore lagu soo bilaabay kooxda Man united iyo Sancho isna keydka lagu soo bilaabay. Liverpool Mane ayaa lagu soo bilaabay keydka iyadoo laga doorbiday Firmin iyo Jota. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII