Shaxda Ugu Fiican Ee Laga Sameeyay Xiddigaha Gaadhay Semi-final-ka Euro 2020 Oo La Soo Saaray.

Waxa la sugayaa kulamada Semi-final-ka tartanka Euro 2020 kaas oo ay isaga hor imana doonaan 4-ta xul ee isaga hadhay tartanka Sanadkan. Xulka England ayaa ka hor tagi doona xulka Denmark halka kulanka ugu adag yahay kulanka dhexmari doona xulalka Italy iyo Spain iyada oo xulalkaas u dagaalamayaan booska final-ka euro 2020. Ka ciyaarista Semi-final-ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII